Dowlada Somalia oo go’aan ka qaadatay wadahadalo ay la yeelan laheyd Somaliland

Dowladda Soomaaliya ayaa qaadacday shir maanta lagu waday iney ay ku wada hadlaan Somaliland oo ka dhici lahaa magaalada Nairobi. Hadalkan waxaa xaqiijyey Agaasimaha madaxtooyada Soomaaliya Dr. Nuur Diiriye Fursade oo ka mid ahaa xubno horey loo sheegay iney dowlada ku metelayaan wadahadalkaas. “Kama qeyb galayso Dowladda Federaalka Soomaaliya shirka la sheegay inuu Nairobi ka … Continue reading Dowlada Somalia oo go’aan ka qaadatay wadahadalo ay la yeelan laheyd Somaliland